Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta Puntland uga baaqsatay Shirka Muqdisho+VIDEO
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta Puntland uga baaqsatay Shirka Muqdisho+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo ka hadlayay kulan caawa uu la yeeshay Shacabka Magaalada Boosaaso ayaa si adag uga hadlay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland ay Shirkan uga hartay kaddib markii la marin habaabiyay qorshihii loo qaban jiray Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya, isagoona xusay inaan laga tashan Shirkan ajandihiisa.

    Sidoo kale, Mr. Deni ayaa sheegay in aysan Puntland aqbalayn madal aan loogu hadlayn danta guud ee Soomaaliya, sidoo kalena aan la fulinay waxa kasoo baxa.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay in Bulshada Puntland iyo kuwa Soomaaliyeed si toos ah ula wadaagto Dooda ay qabtay, aysana doneyn qol hoosta laga xirto.

    Ugu dambeyntii,  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland iyo Guud ahaan Soomaalida in la ilaaliyo Nabadda iyo Midnimada Dalka, loona dhag yeesho Xaqiiqada dhabta ah.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/965126060502729/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.