Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo ka xog-qaatay Dhalinyarada Boosaaso(Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka xog-qaatay Dhalinyarada Boosaaso(Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee dhalinyarada gobolka Bari, gaar ahaan kuwa Boosaaso.

    Kulankan uu Madaxweynuhu la qaatay dhalinyarada ayaa waxaa qayb ka ahaa maamulka Gobolka Bari kan Degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Boosaaso iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

    Duqa degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka warbixiyey kulanka.

    “Waxaa noo qabsoomay shir uu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni la yeeshay dhammaan Hal-doorka dhallinyarada, aqoonyahaniinta iyo qaybaha kale ee dhallinyarta, shirkaasi waxaa looga wadahadlay xaaladda amniga magaalada Boosaaso, sidii laysaga kaashan lahaa xagga horumarka iyo hiigsiga dowladda”

    “Shirkaasi wuxuu Madaxweynuhu ku faahfaahiyey qorshaha Xukuumadda hiigsanayso, Sidoo kale dhallinyradu waxay soo jeediyeen aragtida ay qabaan, waxyaabaha ay kusoo biirinayaan dowladda oo talo iyo tusaale ah, shirkaasi wuxuu kusoo dhammaaday jewi degan oo quruxbadan” Ayuu yiri Duqa degmada Boosaaso Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/302861327046855/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.