Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo safar aan la shaacin ugu amba-baxay Dalka Itoobiya
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo safar aan la shaacin ugu amba-baxay Dalka Itoobiya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa safar aan la shaacin ugu amba-baxay Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, xilli la filayay inuu u socdaalo Magaalada Muqdisho.

    Madaxweyne Deni ayaa ku hormaraya Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, halkaas oo uu kulamo kala duwan kula yeelanayo Madaxda Dalka Itoobiya iyo Shirkaddo Ganacsi, kuwaas oo ay ka wada-hadlayaan arrimo ay kamid yihiin Xoojinta Xiriirka iyo Wada-shaqeynta kala dhexeysa Puntland.

    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa u sii gudbaya Dalka Imaaraadka Carabta, isagoona kula kulmaya Hoggaanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Shirkaddo Ganacsi oo ay kamid tahay Shirkadda DP World ee gacanta ku heysa Dekedda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

    Madaxweynaha Puntland iyo Masuuliyiinta DP World ayaa ka wada-hadlaya Dardar-gelinta Mashruuca dhismaha Dekedda Magaalada Boosaaso, kaas oo la filayo in Shirkaddu ay bilowdo bisha soo socota, sida uu sheegay Madaxweyne Dr. Siciid C/llaahi Deni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.