Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo si kulul u dhaliilay Madaxda DFS+VIDEO
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo si kulul u dhaliilay Madaxda DFS+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Saciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Qardha ayaa ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliay.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ku jirto geedi socod siyaasadeed, isagoona ku dhaliilay  in dowladda weli aysan caga dhigan, isla markaana loo baahan yahaya in Puntland ay qeyb ka noqoto geedi socodka lagu jiro.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa sheegay in Puntland ay ka go’antahay in Madaxda Dowladda xiligaan ay kula xisaabtanto saamiga Puntland uga maqan dowladda dhexe, waxaana Bulshada Puntland uu ka dalbatay inay ku taageeraan Go’aanka Xukuumadda.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/428735427825676/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.