500 oo Askari oo Boolis cusub ah,ayaa Maanta Mw Deni usoo xiray tababar,waxayna ka hawlgalayaan Gobolka Mudug.
Waxaa ka horeeyay 500 oo hore,kuwaasoo ka hawlgalay Gobolka Nugaal.
Sidoo kale 500 oo kale,ayaa ku xaraysan Carmo oo dhawaan soo baxaya.
Guud ahaan Booliska Puntland,waxaa ku socda dib uhabayn balaaran.
