Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Addis Ababa (Sawirro)
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Addis Ababa (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay gaareen Magalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyey.

    Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoonka diyaaradaha Bole ee Magalada Addis-Ababa waxaa kusoo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya.

    U jeedka Madaxweyne Farmaajo u tegay Itoobiya ayaa waxaa kamid ah ka qeyb-galka shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo ka furmaya dalkaas,waxaana dalkaasi sidoo kale ku sugan Madax ka tirsan wadamada IGAD.

    Sidoo kale waxaa iyana Magalada Addis Ababa tegay Madaxweynayaasha dalalka, Koonfurta suudaan, Kenya iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan iyo madax kale.

    Madaxweyen Farmaajo ayaa sidoo kale waxaa la filayaa in in inta uu ku sugan yahay Magalada Addis Ababa in uu la kulmo Madaxda kale ee ka socda Wadamada Afrika kana qeyb-galaya shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD.

    Dowladda Kenya ayaa la filayaa inay la wareegto guddoomiyenimada Ururka IGAD,waxaana xilkaasi qaban doona Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,isaga oo kala wareegaya Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed  oo xilkaasi haaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.