Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay furitaanka Shirka Iskaashiga Ruushka & Afrika
    Puntland

    Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay furitaanka Shirka Iskaashiga Ruushka & Afrika

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kala qeyb galay madaxda kale ee Qaaradda Afrika kulanka furitaanka Madasha Dhaqaalaha ee Ruushka iyo Afrika oo socon doonta 23-24 bishan.

    Shir oo ay soo qaban qaabisay Dowladda Ruushka ayaa waxaa ka qeyb-galaya inta badan wadamada Qaarada Afrika, ayaa waxaa siwadajir ah u furay Madaxweynaha Ruushka iyo dhigiisa dalka Masar Cabdul Fataax Al-Siisi ahna Gudodomiyaha Ururka Midowga Afrika.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Shirka faah faahin ka bixinayey ayaa sheegay in looga hadlay soo bandhigida iskaashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika.

    Madaxweynayaasha Ruushka iyo Masar ayaa khudbado kala duwan ka jeediyey  Shirka, iyada oo la soo bandhigay heerka uu la egyahay xiriirka ka dhaxeeya dalalka Afrika iyo wadanka ruushka iyo caqabadaha ku hor gudban.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.