Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya iyo xilal kale
    Somalia

    Madaxweyne farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya iyo xilal kale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa magacaabay mas’uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya.

    Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimeyaal kale iyo la taliyayaal.

    Halkaan  ka Akhriso magacyada mas’uuliyiinta la magacaabay.

    1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
    2. Prof  Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.
    3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
    4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.
    5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.