Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Farmaajo “Siyaasiyiin iyo Madax baa nagu dacweysay Beesha Caalamka” (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Farmaajo “Siyaasiyiin iyo Madax baa nagu dacweysay Beesha Caalamka” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2019Updated:April 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa  sheegay in siyaasiyiinta iyo Madaxda kale ee Dowladda ku dacweynaya Beesha Caalamka ay yihiin kuwa doonaya in ay dumiyaan dowladda uu isaga Hoggaamiyo.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Mucaaradnimada ay wanaagsan tahay, Balse aysan habooneen in Beesha Caalamka la isku dacweeyo, taasi ayuu ku tilmaamay in ay tahay dowlad dumin iyo faragelin shisheeye.

    Waxaa uu sheegay in la doonayo in Xasilooni darro iyo Rabshado lala doonayo Dowladda uu hoggaamiyo, taas oo sabab u noqon karta in mar kale ay burburto Soomaaliya.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa hadalkan ka sheegay shir looga hadlay kalinta culimada ay ku leeyihiin Amniga iyo Dib u heshiisiinta dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

    Daawo.

    https://www.youtube.com/watch?v=_6nRrui5Ezw&feature=youtu.be&fbclid=IwAR0lwLWYUwS9UJVXsPTGdcOvn4lQYV9TeY291o4dkpCH4fnkaY24eWMo8yk

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.