Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Karaash oo booqday xarunta Hay’adda “Puntland Forensic Science” (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Karaash oo booqday xarunta Hay’adda “Puntland Forensic Science” (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 9, 2019Updated:September 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray xarunta Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Dowladda Puntland “Puntland Forensic Science”.

    Hay’adda Forensic Science ayaa ah xaruntii ugu horeysay ee nooceeda laga hirgeliyo Soomaaliya, Xaruntan ayaa iyadoo adeegsanaysa Cilmiga Sayniska baarta kiisaska sida danbiyada, Hidasidaha DNA , Raadadka faraha iyo wax kasta oo lagu ogaan karo baaritaano loo aadeegsaday Saynis-ka.

    https://www.youtube.com/watch?v=jNcty5dBeMs&feature=youtu.be

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa warbixin ka dhegaystey Masuuliyiinta Xarunta, wuxuuna kormeeray qeybaha kala duwan ee ay Xaruntu ka koobantahay.

    Xaruntan Forensic Science ayaa ah xarunta ugu weyn ee Soomaaliya lagu baaro Hidasidaha DNA iyo kiisaska la xiriira faldembiyeedka u baahda baaritaano loo adeegsaday Saynis, Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa bogaadiyey Maamulka iyo Shaqaalaha xaruntan oo howl adag u haya Bulshada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.