Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-gareen ayaa cafis u fidiyay 10 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Magaaladda Baydhabo, munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed.