Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Lugatoor oo furay Horyaalka Kubadda Cagta Puntland
    Puntland

    Madaxweyne Lugatoor oo furay Horyaalka Kubadda Cagta Puntland

    𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆By 𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆May 2, 2024Updated:May 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xuquuqda Sawirka | Puntland State House

    Garoowe: May 02, 2024 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland.

    Tartanka oo ay ka qayb gelayaan 10 kooxood oo ah kuwa heerka 1-aad ayaa lagu qabanayaa Garoomada Kubada Cagta ee Mirre Awaare Garoowe iyo Cawaale Gaalkacayo oo midkiiba ay ku dheelayaan 5 kooxood.

    Gaalkacyo Garowe Puntland
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?

    March 9, 2026

    Faallo:-Ma Daarood baa iska leh Dastuurka Fadaraalka Ee Somaliyed?

    March 6, 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran

    March 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    Stammer iyo Trump oo kawada hadlay dagaalka Iran

    Gujis Maraykanku leeyahay oo burburiyay Markab Ciidamada Badda Iran leeyihiin

    Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?

    Xog:-Weerarada Wadaada Iran Ee Imaaraadka Carabta

    UAE air defences intercept 16 ballistic missiles, 113 UAVs

    Trump Oo UK ku dhuftay Dharbaaxo ku ah Waji gabax

    Faallo:-Wadaada xagjiriinta ah oo caqabad ku ah bulshada Iran

    Guulaha ay ka gaareen Maraykanka iyo Israa’iil dagaalka Iran Todobaad kadib?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.