Todobaadkii uu socday hawlgalka looga xoraynayo Wadaadada xagjiriinta ah Shacabka Iran,waxaa lagu qaaday goobaha muhiimk ah ee xagjiriinta sida…..
- Saldhigyada Ciidamada Kacaanka.
- Warshadaha Gantaalada.
- Kaydka Hubka.
- Talisyda hogaaminta.
- Kuliyadaha tababarada Kacaanka.
- Khuburada Sayniska.
- Khuburada Milleteriga.
Todobaad kadib,waxaa laga gaaray guulo waa weyn hawlgalka,waxaana la daciifiyay awoodii Wadaada.
Maanta Gantaalada ay soo tuurayaan Wadaadu,waa gabaabsi,waxaana Hawada caasimada Tehran ka hawlgalaya diyaaradaha Helokobtarada xulufada si baqdin la’aan ah.
Hawlgalka,waxaa kusoo biiray Markabkii Sadexaad ee xambaara diyaaradaha oo lagu magacaabo G.W.Bush.
