Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mahdi Maxamed Faarax oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada C/casiis
    Somalia

    Mahdi Maxamed Faarax oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada C/casiis

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 5, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish, ayaa maanta waxa uu guddoommiye cusub u magaacabay degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir.

    Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa lagu magacaabay Mahdi Maxamed Faarax in uu noqon doono guddoomiyaha degmadaasi Cabdul Casiis.

    Guddoomiye Mahdi ayaa waxaa uu duqa Muqdisho uga mahaceliyay magacaabitaasi uu magacaabay, isagoo dhinaca kale balan qaaday in hawlaha loo igmaday uu u gudan doono si wanaagsan.

    Guddoomiyihii hore ee degmada Cabdul Casiis ayaa waxa uu ku geeriyooday qaraxii ka dhacay xarunta dawladda hoose ee Xamar 24-kii July ee sanadkii hore 2019, isaga iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid ahaa guddoomiyihii gobolka ahaana duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Yariisow.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.