Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maku saxan yihiin Wasiirada DDSI in ay ansixiyeen go’aanka kala dirista Ciidamada Deegaanka?
    Somalia

    Maku saxan yihiin Wasiirada DDSI in ay ansixiyeen go’aanka kala dirista Ciidamada Deegaanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2023Updated:April 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ansixinta Wasiirada DDSI ay ansixiyeen go’aanka kala dirista Ciidamada Deegaanka waa mid waaqici ku dhisan.

    Wado aan ahayn aqbal uma furna maamulka Deegaanka,sababtoo ah awood ay ku hor istaagaan maleh.

    50-kii sano ee halganka ay Somali Galbeed kusoo jirtay,waxu kusoo idlaaday in ay aqbaleen waxii ay Qoriga ka qaateen,mana jirto wax isbadal ah oo ay ku badasheen halgankoodii.

    Haatan waaqiciga horyaala Bulshada Deegaanka waa in ay wajahaan xaqiiqda oo ah in ay ku milmaan Itoobiyada kale waxna la qabsadaan.

    Somalidu kama mid ah Shaqaalaha iyo Bayloodada Shirkada diyaaradaha Itoobiya.

    Ciidamada Milleteriga Itoobiya waxay ka yihiin Dadka ugu tirada yar mana ku leh Jenanada Itoobiya hal Jeneral Somalidu.

    Bangiyada iyo Jaamacadaha Itoobiya ayaysan ka dhex muuqan ama aysan saamayn ku lahayn.

    Waa in Bulshada Somali Galbeed Aamintaa Itoobiyaanimada oo iska ilowdaa Xoriyad.

    Markale ayay Itoobiya Shaarka badalatay oo ay curatay mid cusub oo Abiy lagu maalgelinayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.