Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga iyo Macdanta
    Puntland

    Maraykanka iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga iyo Macdanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL iyo Maraykanka,waxay iska kaashanayaan Laba qodobโ€ฆ..

    1. La dagaallanka argagixisada.
    2. Ka faa’idaysiga Macdanaha muhiimka ah.

    Iyadoo Labadaas qodob laga duulayo Maraykanku,wuxuu PL ka taageerayaa xoojinta awooda Ciidamada PL iyo soo saarista Macdanta Dhulka PL ku jirta.

    Saldhig Milleteri,ayuu ka dhisanayaa Calmiskaad iyo garoonka diyaaradaha Bosaso.

    Sidoo kale shirkadaha Macdan qodista ee Maraykanka ayaa soo dagaya gudaha PL.

    Ciidamada PL,waxay ka helayaan Maraykankaโ€ฆ.

    B.Tababar.
    T.Qalab.
    J.Taageero maaliyadeed.

    Maraykanka iyo PL,waxay horay ukala saxiixdeen heshiis iskaashi oo amaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.

    February 3, 2026

    ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐˜‚ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ.

    February 3, 2026

    PRESS RELEASE OF PUNTLAND STATE

    February 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga iyo Macdanta

    Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.

    ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐˜‚ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ.

    Garowe the Political Capital of Puntland is the…..

    PRESS RELEASE OF PUNTLAND STATE

    PRESS RELEASE OF JUBBALAND STATE

    Beesha caalamka oo wada dadaal lagu badbaadinayo Shirkii loo ballansanaa

    Madaxweyne Deni oo tababar usoo xiray Ciidamo cusub oo Boolis ah

    Faallo:-Maxaa sababay in Xasan Shiikh celiyo ilaalada Axmed iyo Deni?

    Golaha mustaqbalka Somaliyed oo war kasoo saaray Ciidamada PL& JL ee la celiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.