Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo dhinacyada Somalida ku cadaadinaya sii wadida wadaxaajoodka
    Puntland

    Maraykanka oo dhinacyada Somalida ku cadaadinaya sii wadida wadaxaajoodka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku ugu danbayn,waa bareeray in badan oo uu daahgadaashiisa ka shaqaynayay.

    Fariintiisa salkeedu,waa yaan la hakin wadahadalada ee ha socdaan si walba oo ay u adag yihiin.

    Xasan Shiikh oo markii horaba aan rabin wadahalada oo lagu khasbay oo baadigoobaya si uun ay ku fashilmaan,waxay fariintan ku tahay dharbaaxo,waxaana loo sheegay…

    ( Waxaan ka rabnaa natiijo in ay kasoo baxdo wadahadalada,iskabadaa in lagu kala tagee).

    GMS oo laga baqsanaa in ay ka tagaan Muqdisho,way dhiirigelisay fariinta Maraykanka,waxaana lagu yiri…

    ( Waa idinku garab taaganahay dadaalka ee ha niyad jabina ee sii wada).

    Fariimuhu awal,waxay ka imaanayeen Midowga Yurub,hadase,waa lasii xoojiyay oo Maraykanka lagu soo biiriyay.

    Muhiimada fariinta Maryakanku,waa dhiirigelin,cadaadis iyo cuslayn wada xaajoodka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.