Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo dib u dhigay canshuurtii alaabta Shiinaha.
    Somalia

    Maraykanka oo dib u dhigay canshuurtii alaabta Shiinaha.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka ayaa ogolaaday in uu dib u dhigo canshurihii uu ku soo rogi lahaa badeecada Shiinaha kadib wadahadal laba maalmood ka socday magaaladda Washingtong.

    Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in wada xaajoodeyaashu ay gaaareen wajigii 1 aad  heshiiiska oo ay ka midtahay kordhinta iibsiga wax soo saarka beera iyo joojinta Technology-yadda.

    Ninka Shiinaha u qaabilsan wada xaajoodka oo lagu magacaabo Liu He ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay horumarka la sameyay.

    Maraykanku waxa u qorsheeyay in todobaadka soo socda uu 30% canshuur ah ku soo rogo alaabta shiinuhu u dhoofiyo gudaha Maraykanka.

    Markii warkaan soo baxay ayaa suuqa saamiyadda ee Maraykanku uu sare u kacay, kaasi oo kaasi oo hoos u dhaciisu yimid markii uu billowday dagaalka ganacsi ee labada Dowladood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.