Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo Muuse Biixi amar ku siiyay in uu kasoo baxo Laascaanood
    Somalia

    Maraykanka oo Muuse Biixi amar ku siiyay in uu kasoo baxo Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fariin cad,ayaa la taabsiiyay Muuse Biixi.

    “In uu Ciidamadiisa ka saaro Laascaanood,sameeyana qorshe uu ku qabanayo doorashada Madaxweynaha Somaliland”

    Maraykanku si aan leex leexad lahayn,ayuu ula hadlay Muuse,waxaana fariinta gaarsiiyay Safiirka Maraykanka ee Somaliya.

    Warka Safaarada,ayaa kusoo gunaanadmay in laga sugayo fulinta Labadaas qodob.

    Waa amar cad oo la dul dhigay oo ay tahay in uu fuliyo ee mahan talo uu iska diidi karo.

    Maraykanku waa Dalka ugu saamsynta Siyaasada,dhaqaalaha iyo Amniga Somaliya.

    Waa Nabar xun oo Dhabarka uga dhacay Muuse Biixi warkan.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.