Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo si weyn ubaadi goobaya Madaxa argagixisada Calamdow
    Puntland

    Maraykanka oo si weyn ubaadi goobaya Madaxa argagixisada Calamdow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markale,ayaa Maraykanku soo cusboonaysiiyay Lacagta $3-da Milayn ah ee uu dulsaaray Madaxa argagixisada AS ee Buurta Calmadow Yaasiin Kilwe.

    “Rewards for Justice is offering a reward of up to $3 million for information on Yasin Kilwe, a regional leader of al-Shabaab, a U.S.-designated Foreign Terrorist Organization (FTO). Also known as Yasin Usman Kilwe and Yasin Khalid Osman, Kilwe is al-Shabaab’s emir for Puntland in northern Somalia and has been accused of planning attacks targeting Puntland officials”.

    Calmiskaad kadib,waxaa PL iqorshaysan in ay ku dhaqaaqdo hawlgalka sifaynta argagixisada ee Buurta Calmadow.

    Yaasiin Kilwe madaxa argagixisada AS ee Calmadow,waxaa qorshaysan nolol ama geeri mid in lagu helo.

    https://rewardsforjustice.net/rewards/yasin-kilwe/?fbclid=IwdGRzaAOZ7cxjbGNrA5ntnGV4dG4DYWVtAjExAHNydGMGYXBwX2lkDDM1MDY4NTUzMTcyOAABHlP_K3-Gc5x_BGfLEEJS81smmDfy5X1ynEEZfaBzP6J7-P260NNgylZLg4Nd_aem_7LcBmfUSZnPo2C6T7X0mvQ&sfnsn=wa
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.