Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo $257 Million ugu deeqay Soomaaliya
    Somalia

    Mareykanka oo $257 Million ugu deeqay Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka USAID ayaa kaalmo dhan $257 million oo doollar ugu yaboohday Soomaaliya si wax looga qabto adeegyada aasaasiga ah, cuntada iyo beeraha.

    Waxay sheegtay ujeedada lacagtan ay u bixineyso in ay tahay sidii ay u caawin laheyd malaayiin qof oo dhibaatooyin badan ay ku heystaan Soomaaliya.

    “Lacagta dheeraadka ah waxay keenaysaa kaalmada bini’aadanimo ee Mareykanka ilaa $ 2.5 milyan oo ku dhibaateysan Soomaaliya in lagu taageero” Ayaa lagu yiri warka Hay’adda Mareykanka ee Horumarinta Caalamiga ah.

    Diana Putman, oo ah kuxigeenka Kaaliyaha Maamulaha Afrika ee Wakaaladda Horumarinta Caalamiga ah (USAID), ayaa ku dhawaaqday in Dowladda Mareykanka ay siineyso ku dhawaad ​​$ 257 milyan oo ah gargaar bini’aadannimo oo dheeri ah Sanadkaan Soomaaliya.

    Mareykanka waa deeq bixiyaha ugu weyn ee gargaarka bini’aadanimo ee ka jira Soomaaliya, waxaana lacagtaan ay qeyb ka tahay lacago horay loogu deeqay Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.