Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, maxaan ka naqaanaa ?
    Somalia

    Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, maxaan ka naqaanaa ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 15, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka ayaa Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo  Larry Edward AndrĂ© Jr., waxaana uu bedelo doonaa Safiirka waqtigu ka dhamaaday Donald Yamamoto, sida uu baahisay CNN.

    Danjire Larry Edward oo la filayo in todobaadka soo socda lagu dhawaaqo ayaa horey u ahaa Safiirka Mareykanka ee Dalka Jabuuti, waxaana muddo 30 sanno ka badan u kasoo shaqeynayay dublamaasiyadda.

    Magacaabista Safiirka cusub ayaa imaanaya xilli xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya cakiran tahay, sidoo kalena Mareykanka uu ugu hanjabay Farmaajo iyo xubnaha la socda ee Wadanka qasaya inuu cunaqabateyn iyo xayiraad safarada ah saari doono.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.