Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Markabka Hubka Siday Ee Puntland Qabatay, Maxaa Ka Ognahay Maxaase Dhiman?!!
    Puntland

    Markabka Hubka Siday Ee Puntland Qabatay, Maxaa Ka Ognahay Maxaase Dhiman?!!

    𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆By 𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆July 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabka “SEA WORLD,” waxaa uu soo baxay 2005-tii, dhararkiisu waa 80 mitir, waxaana isku badalay lahanshihiisa 3 qof sanidihii (2004, 2007 iyo 2024). Labada jeer ee hore wxa lahaa ganacsato (Jaayniis ah 🇨🇳)! Markan danbena JasiiradaKomoros (Comoros Island), waxaa u kiraysnaa iminka Turkiga! 

    Registration numberkiisu wa: IMO 9324411, MMSI 620999412!

    Waxyaabahan Shakiga Leh:

    Wuxu kaso baxay Izmir, Turkey wuxuu saacado badan ku xidhna oo u istaagay dalka MASAR (EGYPT), gaar ahan marinka SUEZ dekadiisa (Port Said)! 

    Dekadaha ay istaagtay ka hor: China dekadiisa (Lianyungang Port) iyo dekada China (LONGKOU PORT) 

    Waxa iga yaabiyay: waxa booking ka ugu jira inay uba socotay “Dekada Bosaso” inay gaadho malinka July 19 keeda, saacadu markay tahay 09:00 PM habeenimo!!! Sacadas oo dhuumalaysi u eeg!!! 

    Maxaa dhiman: inay Puntland si qoto dheer u badho hubkaasi cidda uu u socday! Oo u badantahay deegaanada Punland laftooda! Waxan sugnaaba wa warka Puntland!!

    Faallo Puntland
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.