Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo codsaday in lawada hadal siiyo Mucaaradka
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo codsaday in lawada hadal siiyo Mucaaradka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 13, 2023Updated:November 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xalay,waxuu kasoo baxay Madaxatooyadii uu ku jiray mudo Madaxweyne Deni ee keentay in lays waydiiyo in uu maqan yahay iyo in kale.

    Islaan Ciise,ayuu markii ugu horaysay utagay,waxayna wararka laga helayo sheegayaan in aysan is afgran oo Islaanku soo istaagay qabo Doorashada oo Wadanka hubanti la’aanta ka saar.

    Kadib,waxuu tagey Hotel Caduun oo ay degan yihiin Odoyàal R.Mudug ah,iyagana xoogaa buu lasoo joogay.

    Kadib,waxuu utagey M.xigeenka Karaash oo ka codsaday in uu wada hadalsiiyo Mucaaradka,waana ka aqbalay.

    Madaxweynaha qorshihiisii,waxaa saamayn weyn ku yeelatay fariintii BC ee ka dhanka ahayd sida uu wax uqorshaystay.

    Wararka qaar,ayaa sheegaya in ayba dhici karto 15-ka Bishan in uu shaaciyo Gudigii Khilaafaadka oo 66-dii Odoyaasha Beelaha la Aado.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.