Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka hirgalay qorshihii Puntland utagtay Xamar?
    Puntland

    Maxaa ka hirgalay qorshihii Puntland utagtay Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qorshihii PL ay utimid Muqdisho sidii loogu talagalay,ayuu usocdaa….

    1.Muujinta awooda siyaasadeed PL.
    2.Doorasho gelinta Wadanka.
    3.Kala daadinta Xasan iyo Ragiisa.

    1. Sharciyaynta Kursiga Axmed.
      5.Dhiirigelinta Baarlamanka xorta ah.
    2. Dhiirigelinta mucaaradka Xamar.
    3. Niyad jabinta kuwa aan qiyamka lahayn ee unool sidii Gafanaha oo hadba siyaasada nool ka ag qadeeya.

    Qorshayaashaas,waa hirgaleen…

    1.Somalida iyo BC,waxay markale xaqiiqsadeen Dalkan cida wax diidi karta ama yeeli karta in ay reer PL tahay.

    1. Si dhamaystiran Dalku doorasho,ayuu u aaday,waana mid ka mid ah hadafyadii loo yimid.

    3.Waxaa kala daadatay Dowladii Xasan oo aamintay in meesha lagu kala tagay,waxayna usoo kala dhuumanayaan Hotelka noqday Madaxtooyada Kmg ah ee Somaliya.

    1. Axmed Madoobe Sharciyadiisii,waa fariisatay muran la’aan,waana guul kale in markii Shanaad PL Kursigiisa sharciyaysay.
    2. Baarlamaankii xorta ahaa,waa dhiiraday,waxay samaysteen fadhi oo waxay dooranayaan Gudoon,iyagoo xilka ka qaadayaa Aadan Maadobe iyo ku xigeenadiisa,waa qodob kale oo ka mid ah hadafyadii loo yimid.

    6.Mucaaradkii Xamar horay ujoogay,waxay heleen garab iyo dhiirigelin dhinacyo badan leh,waana qorshayaashii loo yimid Muqdisho.

    1. Waxaa balag loolulay kuwa unool sida Dhurwaaga ee siyaasada Maalinlaha ka duula ee aan lahayn aragtida iyo hadafka oo tusaale loogu soo qaadan karo Xildhibaan Sanyare oo Maanta ka dhex heesaya Barsada Hotelka,waana Ninkii kusoo jiray Payroll-ka Xasan Sadexdii Sano ee lasoo dhaafay.

    Xamse Xalay,wuxuu uhadlay sidii Nin anba baxay,waxaa kaloo qaabilaad raadinaya Cali Xoosh,halka Timacade taagan yahay Seneterkaygii meel halay saaro iyo intii badnayd Xildhibaanadii Ummadan danbiyada ka gashay oo qalbaduba madowdahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka hirgalay qorshihii Puntland utagtay Xamar?

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.