Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka jira in Duulimaadyadda Caalamiga ah ee Garoonka Boosaaso la joojinayo ? (Daawo)
    Puntland

    Maxaa ka jira in Duulimaadyadda Caalamiga ah ee Garoonka Boosaaso la joojinayo ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay), ayaa beeniyay Wararka sheegaya in diyaaradda Daallo Airline oo kamid ah diyaaradda kaliya ee duulimaadka caalamiga ka sameeya garoonka diyaaradaha Boosaaso loo wareejin doono Madaarka Gen.Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe.

    Wasiir Gabiley ayaa sheegay inay yihiin been abuur wararkaas oo ay baahiyeen Warbaahinta qaar, Isagoona tilmaamay in Garoonka Diyaaradaha Boosaaso uu yahay kan ugu casrisay, uguna adag Garoomada Diyaaradaha ee Soomaaliya.

    Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Mr. Gabilay, ayaa sheegay in Maalmaha soo socda uu u safri doono Dalka Talyaaniga oo uu ka helay Marti-qaad, ayna ka wada-hadli doonaan sidii loo dhameystiri lahaa Wajiga labaad ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2185849031745156/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.