Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?
    Puntland

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiraan saraakiil Booliska Puntland ka mid ah oo Xamar uguurtay ee waxaa jira saraakiil Booliska Puntland ka mid ah oo gashay Data Booliska Xamar,kadibna markii la ogaaday xilkii laga qaaday,waxayna kala yihiin….

    1.Talyihii CID Gobolka Mudug.
    2.Talyihii Saldhiga Warshada Gallayda Galkacyo.

    Markii hore Xamar,waxay u aadeen Xanuun kadibna,waxay istuseen in ay si qarsoodi ah ugalaan Data Xamar oo Labo mushahaar isku qaataan kan PL iyo kan Xamar,waase laga war helay oo xilkii,ayaa laga qaaday.

    Markay ogaadeen in xogtoodii baxday ayay ka hordhaceen oo dhalinyarada baraha bulshada qaybta PL uga hawlgasha Xaafiiska Asad Diyaano loo qaybiyay xog been ah oo oranaysa,,( Waa goosanay).

    Haatan Talyihii Saldhiga Warshada Gallayda Galkacyo,waa la buuxiyay oo waa la wareegay shaqadii,sidoo kale Talyaha CID,wuxuu la wareegayaa Berri xilka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.