Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii Beesha Caalamka Ee xaalka bini’aadantinimo Laascaanood?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii Beesha Caalamka Ee xaalka bini’aadantinimo Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xalane,waxaa ku qabsoomay kulan BC ay ku qiimaynaysay arimaha bini’aadantinimada ee Magaalada Laascaanood.

    Kulankaas,waxaa kasoo qaybgalay BC oo idil iyo Wasaarada arimaha gudaha Fadaraalka.

    Waxaa layskaga waraystay sida ay usocoto shaqada gurmadka Shacabka LC iyo baahiyaha jira.

    Waxaa layskula fahmay oo hoosta laga xariiqay…

    1.In Gurmadku gaabis yahay oo la dardargeliyo

    2.In Xarun gurmad laga hirgeliyo Garowe.

    3.In Xaruntii Ocha laga soo raro Hargaysa oo Garowe loosoo wareejiyo.

    Kulankaas,waxuu u ahaa reer LC mid waxtar uleh.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.