Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Guddiga amniga Bari ? (Daawo)
    Puntland

    Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Guddiga amniga Bari ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari,

    Madaxweyne Deni oo maanta soo gaaray caasimadda ganacsiga Puntalnd ayaa markiiba kulan iskugu yeeray gudiga amniga, kulankaas oo looga arinsanayo adkaynta amniga iyo soo celinta hannaan Dowladnimo oo dhaxal gal ah

    Wasiiraka wasaarad Amniga iyo DDR Dowladda Puntland Cabdismada Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey waxayabihii looga wada hadlay shirka”

    “Waxaa uu Madaxweynuhu ugu yeeray Madxtooyada magaalada Boosaaso qaar kamid ah golaha xukuumadda, maamulka Gobolka Bari kan Degmada, taliyaasha ciidanka iyo dhammaan laamaha Amniga, waxaa shirka la iskaga xog waraystay xaaladda guud ee amniga magaalada Boosaaso iyo Gobolka Bari, isla’markaana waxaa balan guud laga yeeshay qorshaha amni gobalka waxaa ayna ku soo dhammaanta jawi aad u wanaagsan” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Amniga.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/1223270701170011/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.