Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga hadlay kulankii Sheekh Shariif iyo James Swan ? (Sawirro)
    Somalia

    Maxaa looga hadlay kulankii Sheekh Shariif iyo James Swan ? (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 10, 2019Updated:October 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihi hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed  ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa uu kulan la qaatay Wakiilka xoghayaha gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.

    Kulanka oo ay Sheekh Shariif ku wehlinayeen madaxda xisbiga Himilo Qaran  ee uu hoggaamiyaha ka yahay ayaa waxaa diiradda lagu saaray caqabadaha siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo aragtida Xisbiga Himilo Qaran uu ka leeyahay horumarinta Dalka.

    Wakiilka xoghayaha gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa horay waxaa uu ula kulmay siyaasiyiin miisaan ku leh Soomaaliya iyo dhamaan madaxda Dowlad goboleedyada kajira dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.