Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?
    Puntland

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Kismaayo,waa hirgalay,waxaana tagay intii badnayd madaxdii iyo siyaasiyiintii lagu casumay.

    Mw Deni, Rw hore Khayre, Rw hore Saacid iyo Rw hore Rooble iyo siyaasi C.C.Warsame,waxaana berri kusoo biiraya Mw hore Sh.Shariif.

    Waxaa kaloo la socday in ka badan 70-xildhibaan iyo Senetero dhawr ah oo heer Fadaraal ah.

    Sadex Qodob,ayaa looga gol leeyahay kulankan oo kala ah…

    1.In la xaqiijiyo sharciyada doorasho ee Madaxweynaha Jubaland.

    2.In la dhamaystiro golaha mustaqbalka dalka ee Nayrobi lagu yagleelay.

    3.In laga xaajoodo doorashada Fadaraalka ee wakhtigeedu taagan yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.