Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa Shaqada looga eryay Xoghayihii arrimaha gudaha Ee Britain?.
    Somalia

    Maxaa Shaqada looga eryay Xoghayihii arrimaha gudaha Ee Britain?.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman ayaa shaqada laga eryay.

    Dhawaan, Ms. Braverman waxay ku eedaysay Booliiska London in ay ay dhinac la safteen marka la eego sidii ay u maareeyeen dadkii taageersanaa Falastiniyiinta ee dibadbaxa ka dhigay London.

    Wasiiraddaan,ayaa dooneysay joojinta mudaharaadyada lagu taageerayay falastiiniyiinta, xilli ay wali socdaan duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ay ka gaysanayaan Marinka Qasa.

    Mudaharaadkaas oo Laba maalmood ka hor, London lagu qabtay wuxuu ahaa dibadbixii ugu ballaarnaa ee lagu taageerayo Falastiiniyiinta.

    Dhowr jeer oo hore ayay Wasiiraddan waxay ku baaqday in la xakameeyo Dadka soo galootiga ah ee dalka Ingiriiska, taas oo dad badan ku dhaliileen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.