Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa usabab ah in uu istaago Qorshihii Dayn Cafinta Ee Somaliya?
    Somalia

    Maxaa usabab ah in uu istaago Qorshihii Dayn Cafinta Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bishan 15-keeda ayay ahayd in Wajigii ugu danbeeyay ee Dayn cafinta Somaliya lasoo gabagabeeyo,wayse fashilantay.

    Waxay ahayd in Sadex Qodob ay Somalidu ku heshiiso ka hor Bishan,kuwaasoo kala ahaa…

    1.Dhaqaalaha oo lagu heshiiyo.
    2.Midaynta Canshuuraha oo lagu heshiiyo.
    3.Ilaalinta isku dheeli tirnaanta Miisaaniyada.

    Haatan dib,ayaa loo dhigay qorshihii ahaa in Somaliya ay soo gaarto Wajigii ugu danbeeyay ee dayn cafinta iyo qiimeeynta in ay uqalanto qaadashada Dayn cusub.

    Dayn Cafinta,waxay qayb ka tahay Barnaamijyada Dowlad dhiska Somaliya ee Dowlada Xasan dhaqaajin wayday Sanadka ay talada haysay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.