Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ahaayeen Diyaaradaha fuliyay Garaacista Daacish ?
    Puntland

    Maxay ahaayeen Diyaaradaha fuliyay Garaacista Daacish ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa duqeynta fuliyay Labo diyaaradood oo nooca miigga ee F/A-18F Super Hornet oo ka soo kacay Markabka dagaal ee USS Harry S Truman oo taagnaa Badweynta Hindiya.

    Duqeyntan,ayaa ah tii u horreysay ee Mareykanka fuliyay, tan iyo markii Puntland ay howlgal ka billowday dhulka Buuraleyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari.

    Diyaarada F-18 Super Hornet?

    Super Hornet-ka,waa Diyaarad martay casriyeynteedii Labaad ee ugu weynayd tan iyo markii la bilaabay barnaamijka F/A-18 oo si heer sare ah u awooda dhammaan noocyada kala duwan ee howlgalka.

    Waxay ku saraysaa Hawada markay timaado Gelbinta diyaaradaha kale,Sahanka,Shidaal ku shubidda hawada, taageerada hawada dhow, xakameynta difaaca hawada.

    Puntland, waxaa guul weyn u ah in Caalamku aqbalay dagaalkeeda Argagixisada kagana qayb qaatay Hubkii ugu casrisanaa uguna qaalisanaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.