Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ahayd sababta uu ubaaqday kulankii Jimcaha Ee GMS iyo DFS?
    Puntland

    Maxay ahayd sababta uu ubaaqday kulankii Jimcaha Ee GMS iyo DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sababta uu ubaaqday kulankii Maanta loo balansanaa,waxay ahayd…

    ” GMS,waxay Xalay iska dhex doorteen Gudi kooban oo ku matala wada xaajoodka,kadibna DFS dhankeeda,ayaa iyaduna Gudi iska dhex qabatay ku matala wada hadalka,balse Gudiga DFS iska soo dhex qabatay,waxaan ku jirin Madaxweynaha Fadaraalka,taas,ayaana sababtay in GMS ay diidaan in ay la fariistan Gudi uusan ku jirin Madaxweyne Xasan”.

    Kuma khaldana GMS in ay diidaan la friisiga Gudi Xasan ka maqan yahay oo aan lahayn go’aamo,isla markaana aan geli karin wada xaajood dhab ah.

    Waxaa la oran karaa,waxaa kulankii Maanta fashiliyay Xasan Shiikh oo hoos udhigay Gudigii matalayay Dowlada.

    GMS Berri ayay ubalameen Shir iyaga ugaar ah.

    Dhanka Villa-da,waxaa laga sugayaa jawaab ku saabsan diidmada GMS diideen Gudiga ay soo xushay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.