Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ku salaysan tahay booqashada Hogaamiyaha Sudan Ee Itoobiya?
    Somalia

    Maxay ku salaysan tahay booqashada Hogaamiyaha Sudan Ee Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023Updated:November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jeneral Cabdifataax Alburhaan, Madaxweynaha Golaha KMG ee Wadanka Sudan,ayaa gaaray Caasimada Itoobiya ee Adis-ababa.

    Ra’isalwasaare Abiy,ayaa kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee Bole.

    Abiy,wuxuu ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in ay kawada xaajoon doonaan Jen.Cabdifitaax arrimo muhiim ah oo taagan xilligan.

    Su’aalaha haldoor badan ay is waydiinayaan,ayaa ah..

    Maxay yihiin arrimaha muhiimka ah ee ay kawada xaajoonayaan Abiy iyo Cabdifitaax?

    Sidee hogaamiye lagu dhaliilo hogaaminta Wadankiisa in uu ku fashilmay Dal kale ugu noqon karaa Nabadoon wax xaliya?

    Sidoo kale haldoor kasoo kala jeeda Labada Wadan,ayaa ku doodaya in Abiy laga baran karo oo kaliya..

    B.Kala qaybin.
    T.Dagaal
    X.Burbur
    J.Darxumo bini’aadantinnimo.

     

    Jeneral Cabdifataax Alburhaan, Madaxweynaha Golaha KMG ee Wadanka Sudan,ayaa gaaray Caasimada Itoobiya ee Adis-ababa.

    Ra'isalwasaare Abiy,ayaa kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee Bole.

    Abiy,wuxuu ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in ay kawada xaajoon… pic.twitter.com/dzbyPW3O3R

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 15, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.