Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay Sababta Somali iyo Shisheeyaba dhabarka loogu jeediyay magacaabista Cabdikariin?
    Somalia

    Maxay tahay Sababta Somali iyo Shisheeyaba dhabarka loogu jeediyay magacaabista Cabdikariin?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2023Updated:April 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somali iyo Shisheeyaba uma soo dhaweyn magacaabista Cabdikariin sida Waare loo soo dhaweeyay.

    Sababtu waxay tahay dhawr qodob oo mudan in la dul istaago…

    1.Xiliga la magacaabay.
    2.Shaqada loo diray oo uusan qaadi karin.
    3.Dhex-dhexaadnimadiisa oo hoosaysa.
    4.Hogaamintiisii hore oo ceebaysan,sida Galmudug iyo Wasaaradihii amniga iyo Arimaha Gudaha.

    Haldoor fara badan oo reer Muqdisho ah,ayaa ka hor yimid magacaabista Cabdikariin kuna dhaleeceeyay Xasan,iyagoo ku dhaliilaya in ay khalad tahay xiliga magacaabista iyo Qofka la magacaabay.

    Warar hoose oo laga helayo Villa Somaliya,waxay sheegayaan cida ku qalqaalisay Xasan magacaabista Cabdikariin in ay tahay Faarax Cabdiqaadir.

    Ujeedka looga gol leeyahay,waa in Muuse loo shaqeeyo oo uu helo Wakiil dadban oo Villa Somaliya iyo Xalane ujooga.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.