Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta xilkii looga qaaday Agaasimihii Tv-ga Puntland
    Somalia

    Maxay tahay sababta xilkii looga qaaday Agaasimihii Tv-ga Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland Tv waxaa laga joojiyay qandaraas uu ku guulaystay,kaasoo ahaa xayaysiin ay bixinayeen Gudiga doorashada Fadaraalka.

    Xayaysiinta,ayaa lagu qaadanayay 15000-dolar labadii Todobaad,waxaana utartamayay dhamaan Tv-yada Somalida.

    Qandaraas siinta PLTV ee Gudiga doorashooyinka fadaraalku waxay ka lahaayeen ujeedo qarsoon.

    Agaasimaha Tv-ga Carab oo heshiiskan galay,ayaa shaqadiisii ku waayay oi Madaxtooyadu xilkii ka qaaday amarna ku bixisay in la joojiyo baahinta Barnaamijkaas.

    Dowlada Puntland waxay si cad udiidan tahay Gudiga Doorashooyinka Fadaraalka iyo qorshahoodaba,waxayna saakay albaabada iskugu dhufatay Xaafiiskoodii Garowe.

    Talaabadan waxaa durba si weyn u soo dhaweeyay Shacabka Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.