Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay Ujeedada Puntland u xireyso Xafiisyada Wasiirada XFS ka furteen Degaanadeeda ?+VIDEO
    Puntland

    Maxay tahay Ujeedada Puntland u xireyso Xafiisyada Wasiirada XFS ka furteen Degaanadeeda ?+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquradiyeynta Dowladda Puntland,ayaa sharaxaad ka bixiyay warqad lagu mamnuucay in Xafiisyo Siyaasadeed Puntland aysan ka furan karin Xildhibaanada iyo Wasiirada ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

    Wasiirka Arimaha gudaha Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa sheegay in aan la ogaalan doonin waxii xafiisyo siyaasadeed ah in Deegaanada Puntland laga furto inta uu dhamaanayo khilaafka Puntland iyo DFS ,balse waxa uu tilmaamay in la ogolyahay oo aan la joojin waxii Xafiisyo ah oo dadka loogu adeegyo.

    https://www.youtube.com/watch?v=lpzQTsOQxjg&feature=youtu.be&fbclid=IwAR3ay93p39GCF1ywELEyhUK07c9kdSMHN-fmg_cRaH9x4-PnHDhBLc3Lhx0
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.