Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin fursadaha Siyaasadeed Ee Deni lumiyay oo uu ku Caano maali lahaa?
    Somalia

    Maxay yihiin fursadaha Siyaasadeed Ee Deni lumiyay oo uu ku Caano maali lahaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ogow fursadahaas Siyaasadeed,waa ufurnaayeen,waana ku Caano maali lahaa Deni?

    1.Haduu Faroole la heshiin lahaa oo Wiilkiisa Wasiirka siin lahaa,waxuu heli lahaa Xisbigooda iyo Hubka Jimcaale hayo.

    2.Xasan Shire haduu ku sii hayn lahaa Wasiirka Maaliyada oo Madaxa usii salaaxi lahaa,waxuu Geed ku xiri lahaa Maxamuud Shido.

    3.Boqorka haduu karaamayn lahaa oo Boqornimadiisa uqiri lahaa,isla markaana Ilmo Diyaano u ogolaan lahaa Nolol iyo in shaqaystaan,waxuu heli lahaa Beeshiisa oo umidaysan.

    4.Qarjab in uu ka dhigo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,waxay keeni lahayd Dad badan in aysan kusoo deg-degin.

    Dhamaan arimahan,waxay ubaahan yihiin dabacsanaan,kala gadasho iyo fahan uusan lahayn Deni.

    Dadkaas aan Magac dhabey kuma haystaan Kursiga ee dano kala duwan ayay leeyihiin oo Maanta ku midaysay in ay Deni lawada diriraan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.