Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada-sare ee Fadaraalka oo si adag uga hor timid go’aankii Baarlamaanka Fadaraalka
    Somalia

    Maxkamada-sare ee Fadaraalka oo si adag uga hor timid go’aankii Baarlamaanka Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2017Updated:July 22, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda sare ee Somalia ayaa markeeda ka soo horjeesatay go’aankii maanta ka soo baxay baarlamanka federaalka oo diiday in lagu laabto doorashada sideed kursi oo muran uu ka taagnaa kaasoo maxkamadu ay horey u ogolaatay.

    Qoraal ka soo baxay Maxkamadda sare oo ku saxiixnaa gudoomiyaha maxkamadaas Ibraahimn Iidle suleymaan iyo garsoorayaal kale ayaa lagu sheegay iney sidoodii u dhaqan galaayaan labadii go’aan ee ka soo baxay Maxkamadda sarre iyo Xeer ilaalinta Qaranka ee soo baxay bilihii Janaayo iyo May ee ku aadanaa In dib loogu laabto doorashada sided Xildhibaan.

     

     

    Halkan hoose ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.