Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxkamadda Darajada 1-aad ee G. Bari oo Xukun dil ah ku riday Rag dilay Ganacsade (Daawo)
    Puntland

    Maxkamadda Darajada 1-aad ee G. Bari oo Xukun dil ah ku riday Rag dilay Ganacsade (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Maxkamada Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ee Dowladda Puntland, ayaa xukun Dil ah ku riday Afar Qof oo lagu soo eedeyay iney ka danbeeyeen Dilka Ganacsade Salaad Cabdi Cukaash oo 11-kii Bishan lagu Dilay Magaalada Boosaso.

    Ragan ay Maxkamaddu ku riday Xukunka Dilka ah oo ah Dhalinyaro, ayaa Ciidamada amniga Dowladda Puntland kasoo qabteen Xaafada Raf iyo Raaxo ee Magaalada Boosaaso, kaddib howlgallo Ciidamadu ay ka fuliyeen Dilka kaddib.

    Eedeeysanayaashan ay xukunka dilka ah lagu riday Maxkamaddu, ayaa lagu kala Magacaabaa Daahir Dalmar Saalax, Farxaan siciid Yusuf, Cabduftax Axmed Xasan, Maxamed cabdiraxman Maxamud, kuwaas oo ay ku cadaatay inay ka dambeeyeen Dilka Marxuum Salaad Cabdi Cukaash oo kamid ahaa Ganacsatada Boosaaso.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ee Dowladda Puntland Abuukar Cabdinuur Jaamac, ayaa sheegay Inuu kiiskan ka furanyahay Racfaan 30 Cisho gudahood ah.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/246552932944887/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.