Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxmed Cirro oo mar kale ku guuleystay Guddoomiyaha Guddiga FEIT (VIDEO)
    Somalia

    Maxmed Cirro oo mar kale ku guuleystay Guddoomiyaha Guddiga FEIT (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 4, 2021Updated:July 4, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT oo goor dhow la soo gabagabeeyay ayaa waxaa ku guuleystey guddoomiyaha doorashada guddiga FEIT Maxamed Xasan Cirro, kasdib markii uu wareegii ugu dambeeyay helay 14 cod halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu ka helay 10 cod.

    Sidoo kale, Mowliid Mataan ayaa ku guuleystay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga FIET, kaddib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayay.

    Dooroshadan oo ahayd mid aad u xamaasad sareysay ayaa waxaa ku tartamay shan musharax iyadoo wareegii labaad ay u gudbeen Cirro iyo Liibaan.

    Gudiga ayaa ka koobn 25 mudane waxaana dalka ka maqan xubin ka mid ah iyagoo 24 ta kale ay hoolka xaadir ku ahaayeen ayna codeeyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.