Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Meydka AUN Madaxweyne Cali Mahdi oo berri la keenayo Muqdisho (VIDEO)
    Somalia

    Meydka AUN Madaxweyne Cali Mahdi oo berri la keenayo Muqdisho (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 11, 2021Updated:March 11, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, u xil saaray aaska Allah u naxariitee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in maalinta beri ah la keeno doono Maydka Madaxweynah.

    Cumar Maxamed Maxamuud, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddigaas kamid ah ayaa sheegay in shaqada Guddiga ay tahay diyaarinta hab-maamuuska dowliga ah eeĀ  aaska qaran ee loo sameynayo Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed.

    https://www.facebook.com/GobolBanadir/videos/447740549874585
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.