Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mid ka mid ah xubnihii Ajaanibka ahaa Ee Daacish laga qabtay oo bixiyay Waraysi muhiim ah
    Puntland

    Mid ka mid ah xubnihii Ajaanibka ahaa Ee Daacish laga qabtay oo bixiyay Waraysi muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 9, 2025Updated:December 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Ataar,waa xubin argagixisada Daacish ah oo lagu qabtay hawlgalka Buuraha Calmiskaad.

    Wargeyska caalamiga ah ee The Times oo dhawaan Wariyayaal ka socda ay soo gaareen Puntland,ayaa waraysi la yeeshay Xasan oo hada ku xiran mid ka mid ah Xabsiyada PL.

    Qodobada Waraysiga ugu muhiimsan….

    1.Taariikh nololeedkiisa?

    2.Turkiga iyo Xagjireynta kusii Xoogaysanaya?

    3.Imaanshihiisii Puntland?.

    4.Tababarkiisa Daacish?

    5 Howlgallada?

    6.Xassan Ataar.

    7.Aragtidiisa iyo digniin u bixiyey?

    8.Maxkamadeyntiisa?

    9.Casharrada Laga Baran karo Hawgalka Hilaac?.

    Waraysigan oo muhiim ah hoos ka daawo…

    https://www.thetimes.com/article/d25afb81-5eeb-427a-9fbc-91a6810d8bba?shareToken=0d8853c967aaff0005022ed6fe6eac09
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Doorashada wada xaajoodkeeda mudnaanta hala siiyo.!!

    January 27, 2026

    Midowga Yurub iyo Hindiya oo wada gaaray heshiis ganacsi oo taariikhiya

    January 27, 2026

    Faallo:-Yaa ka faa’idi kara khilaafka Maraykanka iyo Yurub?

    January 27, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Doorashada wada xaajoodkeeda mudnaanta hala siiyo.!!

    Midowga Yurub iyo Hindiya oo wada gaaray heshiis ganacsi oo taariikhiya

    Faallo:-Yaa ka faa’idi kara khilaafka Maraykanka iyo Yurub?

    Xasan Shiikh oo loolankii siyaasada loogu keenay Villa-da horteeda

    Talyayaasha Ciidamada Maraykanka iyo UK oo booqday Mw Deni

    Trump oo Canshuur dheeriya ugu hanjabay Wadanka Kanada

    Dhimasho ka dhacday markale Magaalada Minneapolis Ee Wadanka Maraykanka

    Shiine oo yareeyay daymaha uu siiyo Qaarada Afrika.

    Beesha Caalamka oo fariin udirtay Xasan Shiikh?

    Golaha Mustaqbalka Somaliyed Oo aqbalay Gogosha Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.