Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Yurub oo cunaqabateyn saartay Saraakiil katirsan Myanmar
    Somalia

    Midowga Yurub oo cunaqabateyn saartay Saraakiil katirsan Myanmar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn saaray 11 Sarkaal oo lala xiriirinayo iney ka danbeeyeen afgambigii ka dhacay dalka Myanmar bishii Febraayo ee lasoo dhaafay.

    Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in tillaabo adag laga qaadi doono saraakiishii sameysay afgenbigii Myanmar sidoo kalena caburin ku sameeyay mudaaharadayaasha kasoo horjeeda xukunka ciidamada dalkaas.

    Midowga Yurub ayaa sheegay bilowgii bishaan Maarso inay qorsheynayaan in cunaqabateyn la saarayo hoggaamiyaasha ciidmada  ee  ka qeyb qaatay afgenbiga Myanmar.

    Ciidamada Myanmar ayaa afgembiyay dowladdii rayidka bilaawgii February ee sanadkaan, waxeyna ku dhawaaqeen hal sano oo xaalad deg deg ah, iyagoo ku eedeeyay xukuumaddii dalkaas inay ku shubatay doorashadii dalkaas ka dhacaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.