Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miisaan ma leeyahay Shirka London Ee MW Xasan ka qaybgalayo?
    Somalia

    Miisaan ma leeyahay Shirka London Ee MW Xasan ka qaybgalayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Soo laabadkiisa Muqdisho ee Burundi,waxuu aadayaa London oo uu kaga qaybgalayo Shirka Gaajada Aduunka oo ay wada jir ay u Gudoomin doonaan Ra’isalwasaaraha UK.

    Shirkaas Somaliya,waxuu ku yahay calaamad Gaajo,waana sababta ay Gudoonka wax ugu yeelatay.

    Wadamada kale ee Saboolka ah Madaxdoodu waa ka maagteen maqaam ahaan in lagu sawiro Calaamada Gaajada oo waxay udirsanayaan Wafuud hoose.

    Balse Somaliya Madaxii ugu sareeyay haykalkeeda Dowladnimo,ayaa isgaynaya oo waliba Gudoonka Gaajada noqonaya.

    Safarkaas kadib MW Xasan,waxuu kusoo laabanayaa Xamar,waxuuna usocdaali doonaa Tansaaniya,kadibna,waxuu kusoo laaban doonaa Muqdisho,waxuuna usocdaali doonaa Imaaraadka.

    Dhamaan Safaradaas,waxaa ku matali kara Somaliya RW,ku xigeenkiisa,Wasiirada iyo Agaasimayaasha Guud.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.