Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyuu Deni qayb ka ahaa dilkii Xirsi Aduunyo?
    Somalia

    Miyuu Deni qayb ka ahaa dilkii Xirsi Aduunyo?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax la fahmi karo mahan sababta loogu sii hayo Wasaarada muhiimka ah ee Amniga Gallan.

    Markii horaba khibrada amni ee ugu weyn ee loogu dhiibay Wasaarada amniga waxay ahayd dilkii uu dilay Ganacsade Xirsi Aduunyo.

    Maleeshiyadii uu isagu hogaamin jiray ee ku dilay Xirsi Aduunyo,ayaa isbaaro dhigatay oo uusan waxba ka qaban karin.

    Booliskii,ayaa dib uhabayn lagu bilaabay oo uusan waxba kala socon.

    Daraawiishtii,ayaa dib uhabayn lagu wadaa oo uusan warba uhayn.

    Qaraxyo iyo dilal isdaba joog ah,ayaa dhacay kuwana la fashiliyay.

    Hal bil waxuu jooga Nayrobi isagoo dagan Hotel qaaliya,sababta uu ujoogana waxay tahay kormeer uu ku samaynayo ganacsi uga socda Uganda.

    Dad badan waxay iswaydiinayaan Madaxweyne Deni ma waxuu raali ka ahaa dilkii Ganacsade Xirsi Aduunyo oo abaalgud,ayuu Wasaarada uga dhigay Gallan!!

    Wasaarada Amnigu ka macno badan mid lagu ilaaliyo amniga Gallan!!.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.