Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyuu ka qaybgalayaa Deni Shirka Madasha Ee May iyo Muqdisho?
    Somalia

    Miyuu ka qaybgalayaa Deni Shirka Madasha Ee May iyo Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2023Updated:April 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Deni uga qaybgalo Aamusnaan Shirka Madasha ee 15-ka May Muqdisho loo ballansan yahay waxay bixinaysaa aragti khatarteeda leh.

    Madaxweynaha oo aan Golayaasha Dowlada,Gudigii khilaafaadka iyo hormuudka Bulshada iskugu yeerin kana talogelin sida wax usocdaan,soona bandhigin,waxii laysku qabtay waxa laga qabtay,waxa dhiman iyo waxa tanaasulka laga sameeyay,waxay macno tiraysaa Dowladnimada.

    Hadii Deni Aamuska uu ku jiro ku tago Xamar,waxay diraysaa fariin khaldan oo ah in PL ay tahay Boorso uu wato Nin tiisa ucaraysan oo markuu helana dhigaya markuu waayana xanbaaranaya.

    Inkastoo Imaaraadka oo saamayn weyn leh uu damaanadqaadka Xasan lagu aaminayo bixiyay hadana ma’ahan Nin la Aamini karo.

    Waxay ku qurxoonayd fulinta heshiiska in Xasan dhankiisa ay ka bilaabato.

    Si kasta oo ay tahay Deni,waxaa laga rabaa mudada ka harsan May 15 in uu wax fasiro.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.