Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mooshin laga gudbiyay Wasiirka Duulista Hawada XFS
    Somalia

    Mooshin laga gudbiyay Wasiirka Duulista Hawada XFS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mooshin ka dhan ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad  Oomar ayaa loo gudbiyay Golaha Shacabka BFS.

    Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed Idriis Ganey ayaa gudbiyey Mooshinka ka dhankaa Wasiir Oomaar.

    Xildhibaanada ayaa sheegay in kalfadhiga 6-aad oo furmay maanta  kullamadiisa ugu horeeya uu baarlamaanku uga doodi doono mooshinkaas.

    Xildhibaanada gudbiyay Mooshinka ayaa sheegay in ay doonayaan in kalsoonida uu baarlamaanku kala noqdo Wasiir Oomaar, oo ay ku  eedeeyeen ku tumasho qodobo Dastuuri ah iyo Xad-gudub ka dhan ah Xaquuqda aadanaha, in kastoo aysan si faah-faahsan uga hadlin waxa ay ku eedeynayaan wasiirka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.